Madaxtooyada Somaliland oo War Kasoo saartay Wadahadalada Soomaaliya iyo Dadaalada uu…

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweenayaan in wadahadal yeeshaan Somaliland iyo dowlada Federaalka Soomaaliya, uuna Wadahadalkaasi ka dhaco Fagaare Caalami ah. Madaxtooyada Somaliland ayaa Warka kasoo baxay sidoo kale lagu soo dhaweeyay dadaalo uu wado Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo ka shaqeenaya in wadamada Geeska Afrika … Continue reading Madaxtooyada Somaliland oo War Kasoo saartay Wadahadalada Soomaaliya iyo Dadaalada uu…